Faahfaahin: Qaraxyadii saaka ka dhacay Baraawe & Al-Shabaab oo War ka soo saartay

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qaraxyadii saaka lagu weeraray saldhiga ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose. Labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa saaka lagu weeraray saldhiga oo ku yaalla duleedka Baraawe meel ku dhow garoonka dayuuradaha degmadaas, iyadoo dadka degaanku sheegeen iney qaraxyada ka dib maqleen rasaas xooggan … Continue reading Faahfaahin: Qaraxyadii saaka ka dhacay Baraawe & Al-Shabaab oo War ka soo saartay